“Madaxweynuhu dalka wuxuu ka galay Khiyaamo Qaran.” Xildhibaan Qabile

0
429

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka mid ah mudaneyaasha golaha wakiiladda Somaliland isla markaana laga soo doortay gobolka Saaxil kana tirsan xildhibaanada xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa Madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay in uu  galay khiyaamo qaran.

Waxaanu ku tilmaamay heshiiska saldhigga millatari lagu siinayo dalka Imaaraadka Carabta ee ay kaga dhisanayaan xeebta magaalada Berbera mid sharciyadda  baalmarsan isal markaana colaad ka hurin karta geeska afrika.

Hadaba halkan hoose ka daawo.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland