Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Abawaan Aadan Tarabbi Jaamac ayaa ka hadlay kulan ay la yeesheen masuuliyiinta sadexda Xisbi qaran oo ay kaga wada hadlayeen xaaladda dalku marayo iyo siyaabaha looga gudbi karo.
waxaanu faah faahin ka bixiyay kulanka ay wada yeesheen oo u sheegay in uu is faham ugu soo dhamaaday.
hadaba halkan ka daawo