Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiyey Warar Laga Baahiyey Jaamacadda Addis Faraceeda Somaliland

0
362
Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Cabdilaahi  Ibraahin Habbane ayaa ka hadlay warar sheegaya in wasaaradda waxbarashada Somaliland sharcigii kala noqotay  jamaacadda Addis University oo faraceeda labaad ee ay ka furan tahay magaalada Burco iyo waliba in shahaadada ay bixiso jaamacaddu uu mad madaw galay.

Haddaba Wasiirka Waxbarashada oo arrimahaa ka hadlaya halkan ka daawo