Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Prof: Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa,ayaa ka hadlay mawqifka labada Xisbi mucaarid ee ah in aan doorasho xilligan ka qabsomi karayn Somaliland oo lagu jiro xaalad adag oo abaareed isla markaana farriin waano ah u diray Xisbi xaakimka Somaliland ee KULMIYE.
Prof: Siyaasi Ismaaciil Buubaa waxaa kale oo uu sheegay in ay dalka iyo dadka u damqanayaan oo ay u naxayaan bulshdooda tabaalaysan una taagan yihiin in dadka la samata bixiyo oo loo gurmado laakiin aanay suuragal ahayn in xilligan dadka tabaalaysan cod laga doono.
hadaba halkan hoose ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland