Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa sheegay in muddadii ay Xukuumadda KULMIYE xilka haysay in ay ky dedaaleen in ay kor u qaadaan meeqaamka dhallinyarada reer Somaliland.
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa sidaa ku sheegay maanta isagoo ka qayb galay furitaanka Shirwaynaha Dalladad Dhallinyarada Somaliland ee Sonyo
Hadaba halkan ka daawo.