Wasiirudawlaha Xannaanada Xoolaha oo ka War Bixiyay Abaarta Deegaanada Bari’Xaaladda Xoolaha iyo Kulan Ay Yeesheen Madaxweynaha DDSI

0
441

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirudawlaha Xannaanada Xoolaha Somaliland Cabdirashiid Cali(Riyoraac),ayaa ka war bixiyay xaaladda abaarta ka jirta deegaanada Bari ee Somaliland iyo nolosha dad iyo duunyo ee deegaamadaas iyo kulan ay isku arkeen Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

Hadaba halkan ka daawo.

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

 abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland