Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Musharaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa qudbad balaadhan oo uu u jeediyay taageerayaal miisaan leh oo xisbiga WADDANI ku soo biiray u caddeeyay in Xisbiga WADDANI iyo masuuliyiintiisa in ay ka go,an tahay oo ay ku wayntahay qadiyadda Somaliland isla markaana cidda Xamar Doonaysa ay u furan tahay in ay tagaan laakiin aan dadka lagu mashquulin war aan jirin.
Waxaa kale oo uu sheegay in Xukuumadda iyo xisbegeeda KULMIYE looga baahan yahay in ay dalka iyo dadku xaaladda ay ku jiraan ay u damqadaan oo ay u shaqeeaan kana baxaan in ay been iyo khiyaali ku meeraystaan.
Hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland