Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Musharaxa Jagada Madaxweynaha Somaliland ee Xisbiga WADDANI ahna Guddoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro),ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegayay in ay Nairobi ku kulmeen Raysal-wasaaraha da;lka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid.
Waxaanu Musharax Cirro intaa ku daray in Xisbi xaakimka Somaliland in ay shaqo ka dhigteen in ay been iyo sawiro la isku dhedhejiyay ay war ka dhigtaan,waxaanu intaa ku sii daray in ay u taallo hawl ka wayn sawirro la isku geegeeyay.
waxaanu caddeeyay in aanay qarsoonayn ciddii ay caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ay kula kulmeen oo aanay qarsoonayn.
Hadaba dalkan ka daawo Musharrax Cabdiraxmaan Cirro oo arrimahaa ka hadlaya.