Wasiirka Duulista Oo Beeniyay In Dawladdu Heshiis Saldhig Millatari ah La Gashay Dalka Imaaraadka Carabta

0
407

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Farxaan Aadan Haybe,ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegayay in Xukuumadda Somaliland heshiis Millatari la gashay dalka Imaaraadka Carabta isla markaana  u ogolaatay in ay saldhig Millatari iyo xarun ciidan in ay  dalka ku yeeshaan.

Hadaba halkan ka daawo.