Nairobi(Xogsoormedia.com):- Musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga WADDANI ahna Guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Wefti balaadhan ah Xisbiga WADDANI oo uu hoggaaminayo oo ku suagn Xarunta dalka Kenya ee Nairobi,ayaa kulamo la yeeshay madaxda Safaaradaha caalamka ee ku sugan Kenya.
kulamada ay madaxda Waddani la yeesheen dublamaasiyiinta Caalamka ayaa waxaa ka war bixiyay Musharax Cirro.
Haddaba halkan ka daawo.