“Aniga iyo Maayarku Dad wada Shaqeeya ayaan Noqon Doonaa ama Dad Shaqada ku kala Taga ayaanu Noqon Doonnan” Guddoomiyaha Gobolka Awdal

0
365

Boorama(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise(Mustafe Shiine) Ayaa sheegay in ay Maayarka Boorama wada xisaabtami doonaan oo ay noqon doonaan laba Masuul oo wada shaqeeya amma shaqada ku kala taga.

Waxaanu intaa raaciyya Guddoomiye Shiine in u qaadan waayay amar uu faray oo sadex cisho ka hor ah kaasoo ahaa in uu soo diro Cagaf Cagafta Degada si shaqo qaran loogu qabto taasoo uu maayarku fulin waayay halka uu fuliyay Maayarka degmada Gabilay oo isna ay ka codsadeen cagaf in uu keeno.

Hadaba halkan ka daawo.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland