Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Kulan sadex geesood ah ayaa manta caasimadda Hargeysa ku dhex maray Xukuumadda Somaliland,Guddiga Doorashooyinka qaranka Somaliland iyo qaadhaan bixiyeyaasha Somaliland ka taageera arrimaha doorashooyinka.
Kulankan ayaa lagaga hadlayay sidii doorashooyinka Somaliland ay wakhtigooda ugu qabsoomi lahayeen iyo in aan mar kale dib u dhac ku iman.
Hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeysa Somaliland