Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Dood cilmiyeed ku saabsan sidii looga bixi lahaa abaaraha baahsan ee kusoo noq-noqda Somaliland ayaa habeenimadii xalay ahayd lagu qabtay magaalada Hargeysa.
Waxaana dood cilmiyeedkan lagu soo casuumay xoghayaha arrimaha dibadda xisbiga WADDANI Dr Maxamed Cismaan Fadal,hogaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo waliba Cabdikariim Axmed Mooge
Hadaba halkan ka daawo