Daawo: Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland oo ka Hadlay Xilka loo Magacaabay

0
348

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Wasaaradda Dhaqanka  iyo Dalxiiska Somaliland Khadar Xaaji Yuusuf Cabdilaahi ee  Madaxweyne Siilaanyo xalay xilkan u magacaabay oo markii hore la sheegay in uu ka cudur-daartay qabashadiisa ayaa soo dhaweeyay isla markaana caddeeyay in uu aqbalay oo uu qabanayo.

Hadaba halkan ka daawo.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland