“Waxaad Ogtihiin in Dalaka Abaaro Badani ka dheceen’Waxaanan Idinku Wareejinayaa 25 Lawdh oo Bal Ah” Taliyaha Ciidanka Qaranka

0
397

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Taliyaha Ciidanka qaranka Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani,ayaa ku wareejiyay gudiga Abaaraha gobolka Gabilay 25 lawdh oo bal ah  oo ay ugu deeqeen isla markaana ay kaga qayb qaadanayaan gurmadka Abaaraha ee lagu samato bixiyo xoolaha nool.

Taliyaha Cidanka qaranka Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa intaa ku daray in ay ka ciidan ahaan ka qayb qaadanayaan gurmadka abaaraha ee kagu samato bixinayo dadka iyo duunyada aya abaartu halakaysay.

Deeqda 25 lawdh ee balka ah ayay kala wareegeen maamulka Gobolka Gabilay oo uu hor kacayo Guddoomiyaha gobolka Gabilay Guddoomiye Xamse

Hadaba halkan ka daawo.