Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland Kaysar Cabdilaahi, shir la yeeshay hay’adaha ku sugan dalka Somaliland ee caalamiga ah iyo kuwa qaramada midoobay.
Kulanka uu Wasiir Kaysar la yeeshay Hay’addaha dalka ka hawl gala ayaa la xidhiidhay guud ahaan hawla shaqo ee ay dalka ka hayaan iyo sidii loo sii amba qaadi lahaa.
Hadaba halkan ka daawo.