Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xoghayahay guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcadde,ayaa Xukuumadda ku eedeeyay qodobo dhawr ah oo ay ka id yihiin in masuuliyiin dawladda ka tirsani ay u dhaqaaqeen in ay ka mid noqdaan Dawladda Soomaaliya.
Hadaba halkan ka daawo.