Laascaanood(Xogsoormedia.com):-Dagaal gacan ka hadal ah ayaa maanta dhex maray xildhibaan Fahiima Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada Laascaanood iyo askarta ilaalada u ah maayarka degmada Laascaanood.
Dagaalka ayaa ka dhashay raashin loogu talo galay gurmadka abaaraha poo la sheegay in qaybintioisa uu is hor taagay maayerka degmada Laascaanood.
hadaba halkan ka daawo xildhibaan Fahiima oo ka hadlaysa dhacdadaas.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
Xogsoormedia.24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland