“Dawladda Adeegyadii Bulshadu Gacan Uguma Jiraan’Sharcina kuma Dhaqano.”Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

0
373

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe,ayaa Xukuumadda ku dhaliilay in aanay gacanta ugu jirin adeegyadii bulshada ee daruuriga u ahaa aasaaska nolosha.

Waxaa kale oo uu dhaliilay ku dhaqan la,aan sharci oo uu sheegay in ay dalka ragaadisay iyo waxyaabo loo baahnaa in dariiq sharci loo maro oo jid qaldan loo marayo iyo madaxdhaqameedka oo sharciga iyaga laga horraysinayo oo wax kasta iyagu furdaaminaya.

Hadaba halkan ka daawo.