Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo weftigii uu hoggaaminayay ee ku guda jiray socdaalka gurmadka iyo taakulaynta dadka abaaruhu ku habsadeen ayaa maanta salaaddii jimce kula tukaday dadweynaha magaalada Ceerigaabo.
Hadaba halkan ka daawo.