Taleex(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo oo ku gudo jira socdaalka gurmadka iyo samato bixinta dadka abaaruhu ku dhufteen ee gobolada bariga Somaliland,ayaa gaadhay degmada Xuddun ee gobolka Sool.
Hadaba halkan ka daawo.