Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xukuumadda Somaliland iyo Xisbi-xaakimka KULMIYE,ayaa sheegay in abaarta ku habsatay dalka gobolo ka mid ah gaar ahaan gobolada bari ee dalku in ay saamayn wayn ku yeelan karto doorashada Madaxtooyada Somaliland oo u muddaysan in ay qabsoonto bisha sadexaad ee sanadka soo socda.
Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland Cali Faarax Buureed iyo Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbi xaakimka KULMIYE, Jaamac Shabeel,ayaa sheegay in ay suura gal tahay in abaarta dalka ka jirtaa ay dib u dhac ku keeni karto doorashada Madaxtooyada haddii aan ALLE raxmaadkiisa inoo shubin.
hadaba halkan ka daawo