Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xisbi Xaakimka Somaliland ee KULMIYE,ayaa markii ugu horraysay ka hadlay khilaaf la sheegay in uu u dhexeeyo Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo isu ah musharixiinta jagooyinka Madaxweynaha iyo ku-xigeenka ee Xisbiga KULMIYE.
Xoghayaa guud ee Xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in uu khilaaf soo kala dhex galay Muuse ityo Saylico oo wakhtigan xaalad caafimaad dibada loogu qaaday ka dib markii u lug wax ka noqday.
Hadaba halkan ka daawo.