Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI oo ka War Bixiyay Baaxada Abaarta Deegaanada Uu Socdaalka Ku Marayo

0
333

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Musharaxa jagda Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna guddoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Macamed Cabdilaahi Cirro ,ayaa sheegay in xaalada abaartu tahay mid adag oo meel halis ah maraysa isla markaana ay xoolihii dadka ka bexeen oo ay lee’anayaan.

ciro

Hadaba halkan ka dhegayso Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo waraysi gaar  ah siiyay Xogsoormedia.com isagoo ku sugan magaalada COODANLE