Golaha Wakiiladda Somamliland oo Ku Dhawaaqay Lacag Ay Kaga qayb qaadanayaan Gurmadka Abaarah

0
331

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Golaha wakiiladda Somaliland,ayaa  ku dhawaaqay  qaadhaan lacageed oo ay kaga qayb qaadanayaan gurmadka abaaraha dalka ka jira.

Guddoomiye ku-xigeenka koobaad ee golaha wakiiladda Somaliland aashe Maxamed Faarax oo ka hadlay lacaga ay abaaraha kaga qayb qaadanayaan ayaa sheegay in ay tahay mid soconaysa inta abaartu  dalka ka jabayso ee ALLE raxmaadkiisa u shubayo.

hadaba halkan ka daawo.