Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Ku Baaqay Mooshin Xukuumadda Ka Dhan Ah iyo Waxyaabaha Uu Ku Sababeeyay

0
303

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudaneyaasha golaha wakiiladda Somaliland kana tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa  ku baaqay in maalinta sabtida ah golaha wakiiladda in la hor keeno mooshin ka dhan ah Xukuumadda Somaliland.

Waxaanu  Xukuumadda ku eedeeyay in ay maleegayso qorshe lagu bur burinayo Xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo uu tilmaamay in khilaafka Xisbiga ka dhex jiraa in uu yahay mid kaga yimi dhanka Xukuumadda iyo Xisbigeeda KULMIYE

Hadaba halkan ka daawo.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland