Hargeisa(Xogsoormedia.com):- Madaxdhaqameedka Gobolada Hawd iyo Daadmadheedh,ayaa si adag uga hadlay shaqaaqadii dorraad ka dhacday garoonka wayn ee kubadda cagta ee Hargeisa Stadium. taasoo ay sheegeen in ay ahayn shaqaaqo dano kale laga lahaa balse aanay jirin wax dhibaato ah oo dhex martay labadii kooxood ee wada ciyaarayay iyo taageerayaashooda.
Waxaa kale oo madax dhaqameedka labada gobol sheegeen in shaqaaqadaas in ay u arkaan in looga dan lahaa in la isku dhufto bulshada labada gobol ee Hawd iyo Daadmadheedh.
Hdaba halkan ka daawo.