Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddiga Diiwaan galinta ururada siyaasadda iyo ansixinta asxaabta qaranka ayaa sheegay in uu sharci yahay shirka uu qabsaday garabka UCID ee uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.
Afhayeenka Gudiga Diiwaan galinta ururada siyaasada iyo ansixinta asxaabta qaranka Xasan Macalin oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa oo arrimahaa ka hadlay ayaa intaa ku daray in Hogaanka Xisbigu uu yahay ka leh awooda qaban qaabada shirka aan caadiga ahayn ee lagu xukumay.
Hadaba halkan ka daawo.