Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Musharax Jamaac Cali Xuseen,ayaa ka dareen celiyay siduu u arko qoraal Maxkadda Sare u gudbisay Gudiga Diiwaan galinta Ururada iyo Asxaabta Qaranka.
Waxaanu intaa ku daray in aanu is casilayn oo aanu ka tanaasulayn musharaxnmadiisa.
Hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland