Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Waa Farriin ay ku dheehan tahay masuulnimo iyo u gurmadka dadka abaaruhu tabaaleeyeen oo uu warbaahinta u soo gudbinayo Wariye Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare). Cabdishakuur oo farriintan ku baahiyey bartiisa Facebook. Waxaana uu yidhi: “Waxa aan farriintan la wadaagayaa bahda warbaahinta Somaliland. Waxaana farriintau daaran tahay dhexda u xidhashada xog uruurinta xaaladda cakiran ee abaaraha ka taagan Somalilanad, iyo sidii barnaamijyo iyo lafa-guryo looga samayn lahaa ka gaashaamashada abaaraha
Hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland