Gaalkacyo(Xogsoormedia.com):-Daagaal keenay qasaare dhimasho iyo Dhaawac,ayaa maanta mar kale ka qarxay magaalada Gaalkacyo isla markaana ku dhex maray Maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug,ayaa sababay dhimadhada iyo dhaawac tiro badan.
Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa midba ka kale ku eedeeyay in uu masuul ka yahay dagaalka mar kale maanta ka qarxay gudaha magaalada gaalkacyo.
Hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland