Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Ilmihii ugu horreeyay ee Bukaan wadnaha laga qalo ah ayaa maanta qalliin loogu sameeyay Cisbitaalka Carruurta eeCisbitaalka Maxamed Aadan Sheekh Hospital Hargeysa.
Qalliinkan wadnaha ee ilmaha yar loogu sameeyay Cisbitaalka Maxamed Adan Sheekh ee magaalada Hargeysa oo ay gacanta ku hayso dawladda Talyaanigu ayaa noqonaya qalliinkii ugu horreeyay ee noociisa ah ee dalka lagu sameeyo.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa isna booqday isla maanta dhakhtarka carruunta ee qaliinka wadnaha ilmihii ugu horreeyay saakal lagu qalay.
Hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland