Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiye Ku-xigeenka 3 aad ee Xisbiga UCID ee garabka Jamaal Cali Xuseen,ayaa sheegay in jiritaanka Xisbiga UCID ay ka hadhay 15 cisho oo kali ah isla markaana sii jiritaanka Xisbiga khilaafku ragaadiyay shuruud uga dhigay Faysal Cali Waraabe oo la xidho.
Waxaa kale oo uu sheegay in UCID waxaanu intaa ku daray in garabkoodu ay taageeri doonaan Mushaxa Xisbi Xaakimka KULMIYE haddii ay UCID rejo yeelan waydo.
Hadaba halkan ka daawo.