Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wefti uu hoggaamainayo,ayaa maanta Socdaal ugu kicitimay dalka Itoobiya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo ay weheliyaan Marwada kowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, iyo guddoomiyaha Xisbi xaakimka KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, xubno ka mid ah golaha wasiirada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, ayaa safar shaqo ugu baxay maanta oo jimce ah dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya.
Safarkaasi oo qaadan doona maalmo kooban waxa uu Madaxweynuhu la kulmayaa Raysal-wasaaradaha dalka itoobiya Hailemariam Desalegne. Waxaana saxaafadda uga warbixyey safarka Madaxweynaha Afhayeenka Madaxtooyada Mudane Xuseen Aadan Cige (Deyr
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland