Hargaysa (Xogsoormedia.com)_ Suldaan Cado Gude oo ka mid ah madax dhaqameedka ugu waa weyn Somaliland ee ka soo jeeda beelaha dega Xaafada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa iyo degmada Salaxley ayaa waxaa uu sheegay in u bulshada uu ku war galinaayo in uu isagu taagersan yahay ilaa inta uu ka dhimaanyo Xisbiga Waddani iyo Musharax Cabdiraxmaan Ciro
Sido kale Suldaan cado Gude ayaa waxaa uu hanbalayo u diray gudoomiyaha cusub ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde oo uu ku sifeeyey shaqasi u qalma kursigaas
Hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland