Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xildhibaan Rayte oo ka mid ah mudanayaasha Xisbiga WADDANI ee ka tirsan golaha wakiilada Somaliland,ayaa sheegay in xisbiga WADDANI in uu maanta marayo halkii uu KULMIYE marayay doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee 2010-kii.
Waxaanu intaa raaciyay in WADDANI yahay xisbiga bedelaya KULMIYE ee ku soo baxaya hoggaaminta dalka.
waxaanu sidaa ka sheegay munaasibad ilyartu is qabatay oo Xisbiga WADDANI maanta ku soo dhaweeyay siyaasiyiin miisaan culus ku leh Somaliland oo ku soo biiray
Hadaba halkan ka daawo.