Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa madal ilyartu is qabatay oo Xisbiga WADDANI uu maanta ku soo dhawaynayay siyaasyiyiin miisaan culus ku leh guud ahaan Somaliland oo Xisbiga WADDANI waxaa uu ku sheegay in Xisbiga WADDANI in uu yahay Xisbi Somaliland oo dhami ay u tahay musdambeed isla markaana la wada leeyahay waxaanu balan qaaday Xisbiga guddoomiyenimada looga degay ee lagu wareejiyay kursiga ugu sarreeya in uu wax badan oo cod ka wayn in uu ku soo kordhin doono.
hadaba halkan ka daawo.