Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Salaadiinta,Cuqaasha,waxgaradka,odayaasha iyo bulshada deegaanka Dayaxa ayaa maanta ka hadlay warar sheegaya in laysku haysto dugsiga caanka ah ee Dayaxa,waxaanau waxba kama jiaan ku sheegeen warar sheegayay in koox dablay ahi ay qabsatay Dugsiga caanka ah ee Dayaxa
Hadaba halkan ka daawo.