Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland,ayaa ku bogaadiyey Shirkadda Dahabshiil Group sidii Hawlkarnimada iyo dedaalka lahayd eea ay uga Qayb Qaateen Diiwaan Galintii Dalka Ka Dhacde, Komishanka Doorashooyinka Ayaa Madadl Ir yartu Is Qabatay Oo Ay Ka Soo Qayb Galeen Madaxweynaha Qaranka Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (SIILAANYO) Iyo Kumanaan Shacbiga Caasimadda ahi oo ay Goob Joog ka ahaayeen hal doora qaranka Somalilan
Waxay ku ammaaneen Hananka Shaqo Iyo Adeeg Ee Shirkadda Dahabshiil Group Uga Qayb Qaadaneysey Lacag Bixinta Shaqaalihii Diiwaan Galinta codbixiyeyaasha ku hawlanaa Taas Oo Si Hagar La,aan ah ay UFududeeyeen Lacagihii Ku Baxayey Diiwaan Galinta codbixiyeyaasha Doorashooyinka Ee Taas Oo Ay Shaqaalaha Ufududeeyeen Inay Deegaanka iyo Tuuladda Ay Ku Sugan Yihiin Ka Qaataan waxoogaagii Yaraa Ee Ay Shaqaysteen.
Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Mudane Siciid Cali Muuse Oo Madasha Ka Hadley Ayaa Fasiray Hananka Ay Shirkadda Dahabshiil Uga Qayb Qaateen Diwaan Galinta Waxaana Uu Yidhi. “Waxaanan Ilaaweyn Sidii Mudakarnimadda ahayd ee Shirkadda Dahabshiil Uga Qayb Qaadatay Hawlihii Shaqaalaha Diiwaan galinta Intii Ay Socotay Diwaan Galinta Cod Bixiyayaashu” Dhanka Kale Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Ayaa Isna Dhankiisa Ka Mar Khaati Kacay Adeeg Hufnanta Shirkadda Dahabshiil Group Sidoo Kalena Wuxuu Bogaadiyey Sidey Ula Shaqaysay Mudadii Ay Ku Foognaayeen Diwan Galinta Waxaana Uu Sheegay.
“ Waxaan U Mahad Celinayaa Oo Aan Bogaadinayaa Shirkadda Dahabshiil Sidii Ay Noolaha Shaqaysay Mudadii Aan Ku Jirnay Ku Jirnay Hawsha Qaran Ee Diwaan Galinta Runtii Waa Shirkadd Noo Fududeysay Miyi Iyo Magaaloba In Shaqaalihii Diwaan Galinta Ka Shaqaynayey Helaan Mushaharkii Ay Ku Shaqaynayeen Waanan Ku Amaanayaa Shaqadaa Ay Bulshadooda U Hayaan” Shirkadda Dahabshiil Group Ayaa Badi Bulshadda Caalamka iyo Dhulka Soomaalida Ku Nooli Aad U Amaaneen Adeeg Hufnaanta iyo Deg-Degsiimo Ay Dheertay Shirkaddaha Dhigeeda.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland