Afar Garsoore Oo Ka Tirsan Laamaha Caddaalada Gobolka Awdal Oo Shaaciyay Inay Is Casileen Kana Hadlay Ujeedada Is-casilaadooda

0
294

Boorama(Xogsoormedia.com):- Afar garsoore oo ka tirsan laamaha garsoorka gobolka Awdal,ayaa iska casilay shaqadii garsoorenimo ee ay ka hayeen laamaha caddaalada Gobolka Awdal.

hadaba halkan ka daawo garsoorayaasha is casilay iyo ujeedada ay is-casilaadooda ku sababeeyeen

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland