Muranka Dhuleed Ee Degmooyinka Somaliland Oo Meel Sare Maraya Odayaal Isu Jawaabay

0
356

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Muranka dhuleed ee ka dhex taagan kala xadayn la,aanta degmooyinka iyo gobolada Somaliland,ayaa meel halis ah maraya.

Waxaana taagan murano dhanka Xuduudaha ah oo ka taagan dalka oo dhan iyadoo ay ugu daran tahay imika muranka dhuleed ee u dhexeeya degmooyinka gobolka Maroodijeex oo degmooyinkiisu ay ku muran san yihiin degmooyinka Laasgeel iyo Cadaadlay oo isku haya dhul ay labada degmoba ay sheegayanaan.

Hadaba halkan ka daawo oydayaal ka soo jeeda degmada Cadaadlay oo si adag uga hadlay muranka dhuleed ee ay isku hayaan degmooyinka Laasgeel iyo Cadaadlay

 

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@mail.com.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland