Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xukuumadda Somaliland,ayaa sheegtay in ay iskaashi ka wada yeelayaan dawladaha deriska la ah la dagaanka Tahriibta.
Waxaanay bulshada reer Somaliland ka codsatay in ay xukuumadda kala shaqeeyaan sidii loo qab qaban lahaa dadka tahriibinta dhalinyarada ka kagancada ee loo yaqaan Magafeyaasha.
Hadab halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland