“Siyaasi Maaha Maalintay Adagtay Ee Loo Baahanyahay Ninka Dhuuntaa.” Xirsi Cali X.Xasan Oo Ka War Bixiyay Isbahaysigooda iyo Hankiisa Siyaasadeed

0
402

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa ka hadlay wada hadalada u socda Xisbiyada WADDANI iyo UCID. iyo halka ay u marayaan.

Waxaa kale oo uu ka hadlay hankiisa Siyaasadeed iyo in aanu ka fadhiisanayn ee uu ka midho dhalinayo hadafkiisa siyaasiga ah.waxaa kale oo uu sheegay in ujeedada Isbahaysigoodu aanu kursi ahayn waxa ay doonayaan ee uu yahay fikirkooda oo guulaysta.

Hadaba halkan ka daawo waraysi aad u xiiso badan oo u la yeeshay Bulsho TV

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland