Muqdisho (Xogsoormedia.com):- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ayaa ka hadashay Xukun dil ah oo dawladda Hindiya ay ku ridday 50 dhallinyaro Soomaali ah oo dalkaas ku xidhnaa kuna eedaysnaa in ay yihiin Budhcad badeed.
Waxaanay Dawladda Soomaaliya sheegtay in dhalinyarada Soomaalida ah ee caalamka meelo kala duwan ku xidhan ee agu eedeeyay in ay yihiin Budhcad badeed in aanay ahayn.
Waxaanay sheegtay in ay yihiin kaluumaysato badda Soomaaliya maraakiib shisheeye oo mullatari ay xoog kaga qafaasheen.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo ka dambeeyay xukunka dalka Hindiya ku riday 50 dhalinyarada Soomaalida ah ee dilka lagu xukumay ayaa I dhignaa sidan.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland