Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID ee dacwaddu u dhaxaysay garabka uu hoggaaminayo iyo garabka Guddoomiye Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in uu soo dhawaynayo go’aanka Maxkamadda Sare ka soo baxay isla markaana uu yahay Amar ay qaateen dhankoodana ay fulinayaan.