Balli Cad(Xogsoormedia.com):- Prof: Cali Khaliif Galaydh Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo,ayaa Tuuladda Ballicad oo ay kulan ku qabsadeen ka jeediyay hadal siyaasadeed dabbaal joogtayn ah oo wajiyo badan isla markaana uu kaga hadlay siyaasadda Soomaaliya iyo marxalado la soo maray.
Waxaa kale oo uu ka sheegay goobtaas in uu ka qayb galay shirarkii Somaliland ee Burco iyo Boorama isagoo ka soo hor jeeda gooni isu taagga Somaliland.
Waxaa kale oo uu ka hadlay isla markaana uu duray caafimaadka Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland Cabdiwali Gaas oo uu ku sheegay in uu yahay nin waalan oo aan maskixiyan caafimaad qabin.
Haddaba halkan ka daawo
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland