War Deg Deg Ah Xukuumadda Oo Go’aammo Nabadeed Ka Soo Saartay Dirirtii Deegaanka Ceel-Afwayn

0
353

Ceel-afweyn(Xogsoormedia.com)):- Weftiga Xukuumadda Somaliland iyo madaxdhaqameedka nabadyanta u joogay degmada Ceel Afweyn oo dagaal dhimasho iyo dhaawacba sababay uu ku dhex maray laba beelood oo walaalo ah oo deegaanka wada dega ayaa laga soo saaray 11 qodob oo lagu  sugayo nabad gelyda labada beelood iyo guud ahaan deegaankaas.

hadaba halkan ka daawo..

 

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland