Muqdisho(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,ayaa sharci darro ku tilmaamay heshiiska dekeda Berbera ee ay wada galeen Somaliland iyo Shirkadda DPW ee dalka Imaaraadka Carabta laga leeyahay.
Madaxweynaha Soomaaliya waxaa uu sheegay in dekeda Berbera ay tahay deked Soomaaliyeed oo la wada leeyahay waxaanu meesha ka saaray in Somaliland ay tahay dal ka madaxbannaan Soomaaliya.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland