Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Taageerayaal Fannaaniin u badan ayaa ku soo biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI.
Fannaaniinta iyo taageerayaasha ku soo biiray Xisbiga ayaa sheegay in ay u arkeen in uu yahay Xisbiga WADDANI mid u taagan in uu dalka iyo dadka badbaadiyo oo uu horumar gaadhsiiyo.
waxaa kale oo ay sheegeen in dalku is bedel u baahan yahay isbedekuna uu yahay WADDANI.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland