“Dawladdeenu Haddii Ay Ilaalin Waydo Sharciga Aynu Dhiganay iyo Qawaaniinta Aynu Beesha Caalamka La Galnay Maxaa Inoo Hadhay.” Xisbiga WADDANI

0
285

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xisbiga WADDANI,ayaa meel adag iska taagay muddaharaad Xukuumaddu soo abaabushay oo lagaga soo hor jeedo beesha caalamka isla markaana sheegay in Dawladda Somaliland ay ka soo hor jeedo wada shaqaynta beesha caalamka iyo Somaliland ka dhaxaysa waxaa kale oo Xisbiga WADDANI uu sheegay in haddii laga hor yimaaddo beesha caalamka in taasi ay Somaliland gayaysiin doonto cawaaqib xumo iyo go’doon ay ka noqoto beesha caalamka.

Waxaanu si cad ugu dhaliilay Xukuumadda sid ay u xumaynayso wada shaqaynta Somaliland iyo Beesha caalamka

hadaba halkan ka daawo.

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland